Quantcast
Channel: BSMG posts – Bristol Somali Media Group
Browsing latest articles
Browse All 53 View Live

VIDEO: Covid-19 iyo Soomaalida Bristol: Waxyeelada iyo xakamaynta cudurka...

Xubno ka tirsan hoggaanka ururada bulshada Soomaalida Bristol ayaa ka digaya waxyeelada uu cudurka Covid-19 bulshada u gaystay, iyo sida xakamayntiisa iyo cidhibtirkiisa looga qaybqaadan karo.

View Article



Covid-19: Adkaysiga iyo rajada qoysaska Soomaaliyeed ee Bristol ku nool

Samiira Muuse iyo Hibo Rooble oo kamid ah bulshojirayaasha dahsoon ee ilaaliya qalcadda Soomaalida Bristol ayaa faahfaahin faahfaahin ka bixinaya saamaynta uu Covid-19 ku yeeshay bulshada Soomaaliyeed,...

View Article

Covid-19: Difaaca Jidhka iyo Caafimaadka Maanka

Covid-19 waa cudur si ba'an u fida, wuxuu na weeraraa neefmareenada. Sidoo kale wuxuu saamayn ku yeeshaa caafimaadka jidhka iyo maanka.

View Article

Talaalka Covid-19 iyo Bulshada Soomaaliyeed: Ka Hortag iyo Waxtar

Talaalka Covid-19 iyo Bulshada Soomaaliyeed: Ka Hortag iyo Waxtar #CovidVaccination

View Article

Saamaynta uu Covid-19 ku yeeshay waxbarashada iyo barbaarinta carruurta

Dr Shamsudiin Abiikar ayaa faahfaahin ka bixinaya, kana jawaabaya su'aalo la xidhiidha Covid-19 iyo isbedelka iyo sida uu u saameeyay habkii iyo hanaankii waxbarashada iyo barbaarinta carruurta. Dr...

View Article


Xaaladda caafimaad ee Soomaalida uu Covid-19 ku dhacay iyo saamaynta uu ku...

Axmed Maxamed Xasan, Siciid Muxumed Xuseen iyo Siciid Maxamed Buraale ayaa faahfaahin ka bixinayaan sidii uu Covid-19 ugu dhacay, saamayntii uu caafimaadkooda ku yeeshay, iyo sidii looga daweeyay.

View Article

Covid-19: Waxbarashada iyo Dhaqaalaha Soomaalida UK – Xildhibaan Kaltum...

Xildhibaan Kaltum (Green Party, Sheffield) & Xildhibaan Mahdi (Labour, Manchester): Saamaynta uu Covid-19 ku yeeshay waxbarashada iyo dhaqaalaha Soomaalida UK

View Article

Abwaan Aadan Muuse Haybe iyo suugaanta uu ka tiriyay Covid-19

Abwaaan Aadan Muuse Haybe iyo doorka ay suugaantu ku leedahay wacyigelinta bulshada, gaar ahaan wuxuu ka hadlayaa oo uu falanqaynayaa suugaanta uu ka tiriyay Covid-19 iyo xaaladda uu bulshada geliyay,...

View Article


Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil (Conservatives) iyo Xildhiban Siciid Ibraahim...

Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil (Conservatives, Islington, London) iyo Xildhibaan Siciid Nuur Ibraahim (Labour, Cardiff) ayaa ka faaloonaya ka-hortagga iyo xallinta fal-dembiyeedyada dhalinyarada

View Article


Job Opportunity: Wellspring Settlement – Deputy CEO X 2

Wellspring Settlement are recruiting 2 deputy CEOs to drive the delivery of the vision, mission, values and strategic aims of the organisation. Application Closing Date: 19th May 2021 at 1200

View Article
Browsing latest articles
Browse All 53 View Live


Latest Images